Skip links
Danwadaag

Daahfurka Mashruuca DANWADAAG

Garowe: 9 June 2022: Waxaa maanta Magalada Garowe lagu daahfuray Mashruuca DANWADAAG ay maalgalinayso Safaarada Netherlands ayna ku midaysan yihiin Hay’addaha kala ah Ururka Dowladaha Hoose ee Netherland (VNG International), Care Netherlands, Free Press unlimited iyo mediaINK, Ujeedka ugu muhiimsan ee mashruucan waa in kor loo qaado awoodaha looga hortagayo khataraha ka dhasha musiibooyinka iyo waliba in degmooyinku awood u yeeshaan in ay qayb wayn ka qaataan yaraynta khatarahaas.

Mashruucan oo ka fuli doona labada degmo ee kala ah Qardho iyo Garowe waxaa iska kaashan doona fulintiisa Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland (ALGAPL), Care International iyo Ururka Warbaahinta Puntland (MAP).

Garowe: 9 June 2022: Danwadaag project was officially launched today at Puntland Development and Research Center (PDRC) in Garowe with the presence of the consortium members led by VNG International along with the implementing partners i.e the association of local government authorities of Puntland (ALGAPL), Care International and Media Association of Puntland, together with the beneficiary Districts i.e Garowe and Gardo Municipalities.

The main objective of the Project is to strengthen government legitimacy by promoting efficient and effective disaster risk management (DRM) based on information availability, inclusive policies, and services.

Leave a comment

This website uses cookies to improve your web experience.