Skip links

Shir madaxeedka 9-aad ee afrika oo ka qabsoomi doona Dalka Kenya

Gudoomiyaha Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland (ALGAPL) ahna Duqa Caasumada Puntland ee Garowe Mudane Ahmed Said Muse oo ka qayb gali doona Shir madaxeedka 9-aad ee afrika oo ka qabsoomi doona Dalka Kenya magalada KISUMU 17 – 21 May 2022.

Gudoomiyaha oo shirka ka jeedin doona ciwaano kala duwan oo ku saabsan “Khibradda ay magaalada Garoowe u leedahay kala duwanaanshaha Xiliyada gala guurka siyaasada iyo sidoo kale Isbeddelka Dhijitaal ee dawladaha hoose’’.

The Chairman of the Association of Local Government Associations of Puntland (ALGAPL) and the Mayor of the Puntland Capital of Garowe Mr. Ahmed Said Muse will attend the 9th African Summit to be held in KISUMU Kenya from 17 – 21 May 2022.

The Chairperson will address the conference on “The experience of the Garowe City for the diversity and inclusion in local and regional governments in a context of political and institutional transition as well as the digital and smart transformation of local governments.

Leave a comment

This website uses cookies to improve your web experience.